DAAWO: Ma loo baahan yahay in xilliga dhiigga caadada shaqada laga fasaxo dumarka?

Qoraalka Muuqaalka, DAAWO: Ma loo baahan yahay in xilliga dhiigga caadada shaqada laga fasaxo dumarka?

Shirkad laga leeyahay dalka Hindiya ayaa bilowday in ay fasaxdo dumarka marka uu dhiigga caadada ku dhaco. Tallaabadaas ay qaaday Zomato ayaa sababtay dood kulul.

Dumarka qaar waxay aaminsan yihiin in "fasaxa dhiigga caadada" uu u muuqdo horumar, balse ay tahay arrin soo celineysa sinnaan la'aanta goobaha shaqada.