Xeer ilaaliyaha Jabuuti oo ka hadlay waxa lagu haysto duuliye Fu’aad

Qoraalka Codka, Xeer ilaaliyaha Jabuuti oo ka hadlay waxa lagu haysto duuliye Fu’aad

Jabuuti waxaa maalmahan ka taagnaa dibedbaxyo salka ku haya xariga duuliye dowladda u xiran oo muuqaal uu iska soo duubay aad loogu baahiyay baraha bulshada. Xeer ilaaliyaha Jabuuti, Jaamac Suleymaan Cali, ayaan ka wareysannay waxa lagu haysto iyo weliba muuqaalka uu iska soo duubay.