"Neefafkeygii lo'da markii la xiray baan u tagay maayarka Hargeysa"

Qoraalka Codka, "Neefafkeygii lo'da markii la xiray baan u tagay maayarka Hargeysa"

Nin la xiray laba neef oo lo' ah oo magaalada Hargeysa jidadkeeda ugu noolaa ayaa sheegay in uu dowladda hoose u gudbiyay dacwad ah in magdhow la siiyo.