Coronavirus: Sawirradii ugu soo jiidashada badnaa todobaadkan

Sawirro saaemyn leh oo laga soo xulay dunida daafeheeda toddobaadkan iyadoo dadku ay ka falcelinayaan faafidda coronavirus.

Kal-kaaliso caruurta markaasi dhalatay u xireyso qalabka difaaca wajiga ee ka hor tagga coronavirus iyadoo ku sugan isbitaalka Princ ee Thailand.

Xigashada Sawirka, Rungroj Yongrit / EPA-EFE

Qoraalka sawirka, Kal-kaaliso caruurta markaasi dhalatay u xireyso qalabka difaaca wajiga ee ka hor tagga coronavirus iyadoo ku sugan isbitaalka Princ ee Thailand.
Dad xiran maaskaraatiga afka lagu duubto oo ka shaqeeynaya shikadda gawaarida sameysa ee Honda

Xigashada Sawirka, Roman Pilipey / EPA-EFE

Qoraalka sawirka, Dad xiran maskaraatiga afka lagu duubto oo ka shaqeeynaya shikadda gawaarida sameysa ee Honda
Waxay usoo baxeen iney mada-daaliyaan caruurta Falastiiniyiinta ee guryaha ugu jira cabsida laga qabo xanuunka Corona awgeed

Xigashada Sawirka, Mussa Qawasma / Reuters

Qoraalka sawirka, Waxay usoo baxeen iney mada-daaliyaan caruurta Falastiiniyiinta ee guryaha ugu jira cabsida laga qabo xanuunka Corona awgeed
Farriin qoraal ah oo lagu dhajiyay Xarunta CHURCHIL, taas oo ah ''Si dhakhsiya u soo caafimaad'' Farriinta ayaa la daabacay ka dib markii raysal wadsaaraha UK Boris Johnson loo gudbiyay xarunta lagula tacaallo dadka uu aadka u soo ritay fayraska Corona.

Xigashada Sawirka, Henry Nicholls / Reuters

Qoraalka sawirka, Farriin qoraal ah oo lagu dhajiyay Xarunta CHURCHIL, taas oo ah ''Si dhakhsiya u soo caafimaad'' Farriinta ayaa la daabacay ka dib markii raysal wadsaaraha UK Boris Johnson loo gudbiyay xarunta lagula tacaallo dadka uu aadka u soo ritay fayraska Corona.
Qaraabada dadkii ku le'day magaalada Guayaquil oo ah magaalada uu aadka u saameeyay dalkaasi Ecuador.

Xigashada Sawirka, Francisco Macias / Getty Images

Qoraalka sawirka, Qaraabada dadkii ku le'day magaalada Guayaquil oo ah magaalada uu aadka u saameeyay dalkaasi Ecuador.
Ilaa 24 milyan oo qof ayaa daawaneysay markii boqoradda Ingiriiska Elizabeth II ay qaranka khudbad u jeedineysay.

Xigashada Sawirka, Anthony Devlin / Getty Images

Qoraalka sawirka, Ilaa 24 milyan oo qof ayaa daawaneysay markii boqoradda Ingiriiska Elizabeth II ay qaranka khudbad u jeedineysay.
Waa iftiinka ka soo baxaya qolalka hoteelka Bogor, Indonesia, kaasi oo looga gol leeyahay in lagu dhiirageliyo shaqaalaha caafimaadka ee la tacaalaya xanuunka Covid-19.

Xigashada Sawirka, Willy Kurniawan / Reuters

Qoraalka sawirka, Waa iftiinka ka soo baxaya qolalka hoteelka Bogor, Indonesia, kaasi oo looga gol leeyahay in lagu dhiirageliyo shaqaalaha caafimaadka ee la tacaalaya xanuunka Covid-19.