Muuqaal: Halkuu marayaa isbitaalkii uu Shiinaha lixda maalin ku dhisayay?

Qoraalka Muuqaalka, Halkuu marayaa isbitaalkii uu Shiinaha lixda maalin ku dhisayay?

Caabuqan ayaa dad badan ku dilay Shiinaha, waxaana feejignaan dheeraad ah ay ka muuqataa dalalka caalamka.