Dhageyso Barnamijka Ciyaaraha ee Isniinta

Qoraalka Codka, Dhageyso Barnamijka Ciyaaraha ee Isniinta

Barnamijka Ciyaaraha ee Isbuuclaha ah waxaa maant soo jeedinaya Mowliid Xaaji Cabdi, wuxuuna eegayaa kulamadii ugu xiisaha badnaa ee horyaallada Yurub.