Haweenay naafo ah oo geel u dhaqata hab casri ah
Nuuro Maxamuud Nuur, waa haweeney lugaha naafo ka ah, waxayna si casri ah u dhaqataa geel.
Waa reer magaal, waa dumar, waana naafo, haddane kadin geel ah ayay ku dhaqataa duleedka magaalada Burco.
BBC-da ayey uga warrantay sida ay ku maareyso howlaheeda ganacsi ee la xiriira dhaqashada geela.