Video : Cuntada ugu fudud uguna caafimaadka badan ee Ramadhaanka

BBC-da laanteeda Afka Soomaaaliga ayaa bishan Ramadhaan idiin soo gudbinaysa muuqaalo gaagaaban oo ka hadlaya cunnooyinka kala duwan ee ku habboon bisha soonka si talan taali ah.
Maanta waxaa halkan ka daawan kartaan muuqaal ka hadlaya cuntada ugu fudud, uguna caafimaad badan ee uu qofka diyaarsan karo xilliga soonka.
Waxaa barnaamijka diyaariyay oo soojeedinayay Ibraahim Jaamac, waxaana marti ku ah oo cuntada diyaarisay Xafsa Xuseen Xasan oo ku taqasustay cunno karinta.
Ka bogasho wacan







