Toddobaadka iyo sawirrada qaaradda Afrika

Sawirradii ugu wanaagsanaa guud ahaan qaaradda Afrika ee Toddobaadkaan.

Waxay ahayd Talaadadii, haweeneydan waxay dusha ka saarantahay Dameer ay weelal biyo ah ku raran yihiin, waxay joogtay magaalada Mornaguia oo 15 kilomitar oo jirta magaalada caasimadda ee Tunis.

Xigashada Sawirka, Reuters

Qoraalka sawirka, Waxay ahayd Talaadadii, haweeneydan waxay dusha ka saarantahay Dameer ay weelal biyo ah ku raran yihiin, waxay joogtay magaalada Mornaguia oo 15 kilomitar u jirta magaalada caasimadda ee Tunis.
Halkan waa magaalada Bamako ee caasimadda dalka Mali, waa ganacsato ku sugan goob laga raaco baaburta si ay rakaabka wax uga iibsadaan.

Xigashada Sawirka, Reuters

Qoraalka sawirka, Halkan waa magaalada Bamako ee caasimadda dalka Mali, waa ganacsato ku sugan goob laga raaco baaburta si ay rakaabka wax uga gataan.
Waa tageerayaasha madaxweynaha Mali Ibrahim Boubacar Keita oo ku sugan caasimadda dalka Gabon, madaxweynaha Mali ayaa olole ugu jiraa sidii uu soo hanan lahaa codadka qurba joogta dalka Mali si ay ugu codeeyaan doorashada.

Xigashada Sawirka, Getty Images

Qoraalka sawirka, Waa tageerayaasha madaxweynaha Mali Ibrahim Boubacar Keita oo ku sugan caasimadda dalka Gabon, madaxweynaha Mali ayaa olole ugu jiraa sidii uu soo hanan lahaa codadka qurba joogta dalka Mali si ay ugu codeeyaan doorashada.
Waa ku takhasusay cilmiga bulshada oo lagu magacaabo Abel Kapodogo oo Moos ku iibinaya wadda Robert Mugabe oo ku taalla caasimadda dalka Zimbabwe, wuxuu qaba dharkii uu jaamacadda ku qalin jebiyay sii uu dibadbax uga muujiya shaqo la'aanta dalkaasi ka jirta.

Xigashada Sawirka, Getty Images

Qoraalka sawirka, Abel Kapodogo wuxuu ku takhasusay cilmiga bulshada wuxuu Moos ku iibinaya wadda Robert Mugabe oo ku taalla caasimadda dalka Zimbabwe, wuxuu qabaa dharkii uu jaamacadda kaga qalin jebiyay sii uu dibadbax uga muujiyo shaqo la'aanta dalkaasi ka jirta.
Waa haweeney telefoonkeeda ku isticmaalaysa agagaarka xarunta shirkadda Google ee dhawaan laga furay dalka Nigeria.

Xigashada Sawirka, Reuters

Qoraalka sawirka, Waa haweeney telefoonkeeda ku isticmaalaysa agagaarka xarunta shirkadda Google ee dhawaan laga furay dalka Nigeria.
Cabdishakuur Maxamed waa 16 jir, waa qoraa, wuu gacanta ku haystaa buug uu isaga qoray, wuxuu 21-kii bisha July , buggiisa uu kusoo bandhigay carwada buugaagta ee magaalada Hargeysa.

Xigashada Sawirka, AFP

Qoraalka sawirka, Cabdishakuur Maxamed waa 16 jir, waa qoraa, wuu gacanta ku haystaa buug uu isaga qoray, wuxuu 21-kii bisha July buggiisa uu kusoo bandhigay carwada buugaagta ee magaalada Hargeysa.
Waa gabar yar oo ku caayaraysa xeebta magaalada Masawa ee ku taalla Badda Cas dalka Eritrea.

Xigashada Sawirka, Reuters

Qoraalka sawirka, Waa gabar yar oo ku caayaraysa xeebta magaalada Masawa ee ku taalla Badda Cas dalka Eritrea.
Waa alaaba guriyaha lagu soo sameeyay oo lagu soo bandhigay magaalada Caoe Town ee dalka Koonfur Afrika.

Xigashada Sawirka, EPA

Qoraalka sawirka, Waa qaar kamid ah alaaba guriyaha lagu soo sameeyay oo lagu soo bandhigay magaalada Caoe Town ee dalka Koonfur Afrika.
Waa dad sawir la galaya taalada loo sameeyay madaxweynihii hore ee Koonfr Afrika Nelson Mandela oo ku taalla magaalada Cape Town.

Xigashada Sawirka, EPA

Qoraalka sawirka, Waa dad sawir la galaya taalada loo sameeyay madaxweynihii hore ee Koonfr Afrika Nelson Mandela oo ku taalla magaalada Cape Town.