Winnie Mandela: Sawirro ka turjumaya ololaheedii ka dhanka ahaa Midibtakoorka

Dib u eegista Taariikh nololeedkii Winnie Mandela oo ahayd qof ka soo horjeedday Midab takoorka, waxa ay dhimatay iyadoo ay da'deedu tahay 81 jir.

Sawirrada Winnie Madikizela-Mandela oo u khudbeyneyso xubnaha xisbiga talada haya ee ANC afartii bishii june 2010-kii

Xigashada Sawirka, AFP

Qoraalka sawirka, Winnie Madikizela Mandela waxaa loo aqoonsaasaday in aya tahay "Hooyada wadanka" kadib markii ay la soo dagaalantay midab takoorka
Hogaamiyaha xisbiga ANC Nelson Mandela iyo xaaskiisa Winnie markii xabsiga laga soo daayay 11 February 1990

Xigashada Sawirka, AFP

Qoraalka sawirka, Waxa ay astaan u ahayd halgankii ka dhanka ahaa Midibtakoorka iyada oo gacan siinaysay seygeedii xilligaasi , Nelson Mandela, .
Sidoo kale dhowr jeer ayaa xabsiga xabsiga la dhigay xilligii midibtakoorka

Xigashada Sawirka, Reuters

Qoraalka sawirka, Sidoo kale dhowr jeer ayaa xabsiga la dhigay xilligii midibtakoorka
Sanatar Edward Kennedy ayaa ku booqday Winnie Mandela Brandfort, Koonfur Afrika, January 9, 1985.

Xigashada Sawirka, Reuters

Qoraalka sawirka, Waxa ay kulan la qaadatay hogaamiyayaal caan ah sida Sanatarka ka soo jeeday Mareykanka Edward Kennedy - si la isugu dayo in Mr Mandela xabsiga laga soo daayo.
Waxa lagu eedeeyay in ay ku lug lahayd dilka wiil 14 jir ahaa Stompie Seipei ee uu (Sawirkiisa idin muuqdo) balse waxa ay beenisay in ay ku lug lahayd .

Xigashada Sawirka, Reuters

Qoraalka sawirka, Waxa lagu eedeeyay in ay ku lug lahayd dilka wiil 14 jir ahaa Stompie Seipei ee uu (Sawirkiisa idin muuqdo) balse waxa ay beenisay in ay ku lug lahayd dilkaasi .
Nelson Mandela, iyo xaaskiisii xilligaasi Winnie,oo u gacan haadinaya taageerayaasha xisbiga ANC fagaaraha Wembley 17 April 1990

Xigashada Sawirka, PA

Qoraalka sawirka, Winnie iyo Nelson Mandela ayaa is furay 1996, lix sano ka dib markii xabsiga laga soo daayay .
Winnie Mandela waxa ay noqotay siyaasiyad sare ka dib markii xisbiga ANC ay talada la wareegeen

Xigashada Sawirka, Reuters

Qoraalka sawirka, Winnie Mandela waxa ay noqotay siyaasiyad caan ah ka dib markii xisbiga ANC ay talada la wareegeen
Waxa ay ahayd mid caan ka dhex ah bulshada iyada oo xitaa taageertay gabadha ciyaaryahanka ah ee lagu magacaabo Caster Semenya

Xigashada Sawirka, Getty Images

Qoraalka sawirka, Waxa ay ahayd mid caan ka dhex ah bulshada iyada oo xitaa taageertay gabadha ciyaaryahanka ah ee lagu magacaabo Caster Semenya