Maqaayad miraha geedaha lagu gado oo Garowe ku taalla
Jaamac Maxamed Maxamud Ciise ayaa ka hirgaliyay suuq wareega oo gadaya miraha dhirta kabaxa sida Garowe hohobta,Dhafaruurta,Gumashaaga iyo xabagta cadaada.
Dad badan ayaa saf usoo gala inay Ka iibsadaan mirahaan Qaar kamida dhalinyaraduna magacayada mirahaan mayaqaaniin
Sheeko Dhexmartay Wariye ahmad awil Jaamac iyo a jaamac maxamed maxamud ciise aan idiin kalabaxo.