Warbixin: Suuqa qaadka ee Hargaysa
Magaalada Hargaisa ee Jamhuriyada iskeed ugu dhawaaqday madaxbanaanida ee Somaliland, waxa ay magaalooyinka kale ee Soomaalida kala mid tahay ganacsiga qaadka, oo waxa jira dad badan oo nolol maalmeedka ka hela ganacsigaa.
Weriyaha BBC-da Bashkas Jugsoodhacay oo dhawaan safar shaqo ku tagay Somaliland ayaa waxa uu tagay meel ka mid ah goobaha qaadka lagu iibiyo, warbxintaan ayuuna ka diyaariyay.