Taariikhda iyo suugaanta Xasan Ganey oo kooban

Qoraalka Codka, Taariikhda iyo suugaanta Xasan Ganey oo kooban

Abwaan Xasan Xaaji Cabdillaahi {Xasan Ganey} waa abwaan caan ka ah dhulka soomaalida oo leh heeso , riwaayado , iyo gabayo badan.

Weriyaha BBC ee Hargeysa Axmed Saciid Cige ayaa hargeysa kula kulmay oo ka wareystay Abwaan Xasan Ganey Taariikhdiisa oo kooban iyo gabay uu dhowaan tiriyay oo uu kaga hadlayo daneysiga bulshada Soomaalida ku dhex faafay iyo naftiisa iyo dadkaba arintaa kaga waaninayo.