Taariikhda Sheekh Cabdulahi Baarakallaah oo geeriyooday
Waxaa magaaladda Adisababa ku geeriyooday laguna aasay Sheekh Cabdullaahi Cumar Nuur oo Baarakalaah loo yaqiinay, wuxuu ahaa 85 jir caalim ah waxna soo baray culimo waawayn oo Soomaliyeed, Sheekha wuxuu ka mid ahaa raggii lagu bilaabay jaamacada caanka ah ee Madina 1960kii
Cabdirisaaq Xaaji Catosh ayaa soo ururiyay taariiqda Marxuumka