Warbixin iyo Sawirro : Ciyaaraha degmooyinka G. Banaadir

Qoraalka Codka, Ciyaaraha degmooyinka gobolka Banaadir oo soconaya
Qaar ka mid ah taageerayaasha oo dareenkooda ka hadlay
Qoraalka sawirka, Qaar ka mid ah taageerayaasha oo dareenkooda ka hadlay
Koox ka mid ah kooxihii ciyaaraha ka qaybgalay
Qoraalka sawirka, Koox ka mid ah kooxihii ciyaaraha ka qaybgalay
Taageerayaal aad u badan ayaa kasoo qeybgalay tartanka degmooyinka gobolka Banaadir
Qoraalka sawirka, Taageerayaal aad u badan ayaa kasoo qeybgalay tartanka degmooyinka gobolka Banaadir
17 kooxood oo ka ka kooban 392 ciyaartooy ayaa ka qaybgalay ciyaaraha
Qoraalka sawirka, 17 kooxood oo ka ka kooban 392 ciyaartooy ayaa ka qaybgalay ciyaaraha
Gabadh ka mid ah taageerayaasha
Qoraalka sawirka, Gabadh ka mid ah taageerayaasha