Maktabad Muqdisho laga furay. Warbixin iyo Sawirro

Muddo 25 sano ka badan Muqdisho ma lahayn maktabad bulshada u furan oo wax laga akhristo.

Maktabaddii qaranka ee dalku lahaa waxay ku burburtay dagaalladii ahliga ahaa ee dalka ka dhacay.

Koox dhallinyaro ah oo is xilqaamay ayaa waxa ay fureen maktabad, si ay u dhiirigaliyaan wax akhrinta.

Wariyaheenna Muqdisho Calinuur Salaad ayaa warbixntan ka diyaariyey.

Hoos ka daawo sawirrada

Sawirrada waxaa qaaday Maxamuud Cabdisamad