Maktabad Muqdisho laga furay. Warbixin iyo Sawirro

Qoraalka Codka, Muuqaalka Maktabadda

Muddo 25 sano ka badan Muqdisho ma lahayn maktabad bulshada u furan oo wax laga akhristo.

Maktabaddii qaranka ee dalku lahaa waxay ku burburtay dagaalladii ahliga ahaa ee dalka ka dhacay.

Koox dhallinyaro ah oo is xilqaamay ayaa waxa ay fureen maktabad, si ay u dhiirigaliyaan wax akhrinta.

Wariyaheenna Muqdisho Calinuur Salaad ayaa warbixntan ka diyaariyey.

Hoos ka daawo sawirrada

Dhallinyaro buugaag ku akhrisanaysa maktabadda
Qoraalka sawirka, Dhallinyaro buugaag ku akhrisanaysa maktabadda
Buug sheeko
Qoraalka sawirka, Buug sheeko
Buugaag af carabi ku qoran
Qoraalka sawirka, Buugaag af carabi ku qoran
Dad buugaag ka raadsanaya maktabadda
Qoraalka sawirka, Dad buugaag ka raadsanaya maktabadda
Buugaag aqoon guud ka hadlaya
Qoraalka sawirka, Buugaag aqoon guud ka hadlaya
Nin buug daalacanaya
Qoraalka sawirka, Nin buug daalacanaya
Buugaagta maktabadda
Qoraalka sawirka, Buugaagta maktabadda
Dad Maktabadda jooga
Qoraalka sawirka, Dad Maktabadda jooga
Maktabadda qaranka oo hadda burbursan
Qoraalka sawirka, Maktabadda qaranka oo hadda burbursan

Sawirrada waxaa qaaday Maxamuud Cabdisamad