Sawirro: Caasimadda Eritrea oo lagu daray diwaanka goobaha qaddiimiga ah
Hay'adda Qaramada Midoobay u qaabilsan dhaqanka ee UNESCO ayaa Asmara ku dartay diwaanka goobaha astaanta u ah aathaartii hore ee dhaxalka aadanaha ee dunida. Waxaa magaalada wali ku yaalla dhismayaal qaddiimi ah oo uu dhisay Taliyaaniga intii uu gumeysanayay dalkaasi (1889-1941).

Xigashada Sawirka, AFP

Xigashada Sawirka, AFP

Xigashada Sawirka, AFP

Xigashada Sawirka, AFP

Xigashada Sawirka, AFP

Xigashada Sawirka, STEVE FORREST/ Getty Images

Xigashada Sawirka, AFP

Xigashada Sawirka, AFP

Xigashada Sawirka, Reuters

Xigashada Sawirka, Dan Kitwood/ Getty Images




