Maxay ku heshiiyeen Galmudug iyo Puntland?
Maamullada Galmudug iyo Puntland ayaa gaaray heshiis kale oo lagu dhamaynayo khilaafka labada maamul u dhaxeeya. Balse waxaan weli la gaarin in magaaladda Galkacyo oo kala xiran la isku furo.
Arrimahaasina waxaan ka waraysanay Cismaan Ciise Nuur oo Taar-dhuleed loo yaqaano.