Burcad badeed xeebaha Soomaaliya ku afduubay markab laga leeyahay Iran
Buracd badeed Soomaali ah ayaa qafaashay markab laga leeyahay dalka Iran talaadadii aynu soo dhaafnay, si ay markabkaasi uga dhigtaan mid ay ku weeraraan maraakiibta kale.
Burcadan ayaa afduubka markabkani u adeegsaday dooni yar oo aad u dhereysa.
Afduubkaasi ayaa weriyaha BBC-da Xasan Cali Geele waxaa uu ka wareystay guddoomiyaha degmada Caluula Cali Shire Maxamuud Cismaan.