Sawirro: Saameeyntii uu reebay weerarka Manchester

Halkan ka daawo sawirrada weerarka ay dadka ku dhinteen ee ka dhacay saaxadda lagu caweynayay ee ku taalla bartamaha magaalada Manchester

Aftermath of Manchester Arena explosion

Xigashada Sawirka, Getty Images

Qoraalka sawirka, Qaar ka mid ah dadkii ka qeybgalay bandhig faneedka oo isu laab qaboojinayo
Aftermath of Manchester Arena explosion

Xigashada Sawirka, Getty Images

Qoraalka sawirka, Qaar ka mid ah dadkii dhaawacmay waxaa lagu daweeyay boosteejada tareenada ee Victoria oo u dhaw goobta uu qaraxa ka dhacay
Aftermath of Manchester Arena explosion

Xigashada Sawirka, Getty Images

Qoraalka sawirka, Boosteejada tareenka ayaa la xiray
Aftermath of Manchester Arena explosion

Xigashada Sawirka, PA

Qoraalka sawirka, Ciidammo boolis ah oo hubeysan ayaa ku sugan dibadda goobta uu qaraxu ka dhacay. Waxaa lagu sheegay inuu yahay weerar argagixiso.
Aftermath of Manchester Arena explosion

Xigashada Sawirka, PA

Qoraalka sawirka, Saaxadda la weeraray waxay qaadaa ilaa iyo 18,000 oo qof.
Aftermath of Manchester Arena explosion

Xigashada Sawirka, Reuters

Qoraalka sawirka, Booliska ayaa isku geedaamay goobta uu weerarku ka dhacay
Aftermath of Manchester Arena explosion

Xigashada Sawirka, Reuters

Qoraalka sawirka, Ra'iisalwasaare Theresa May ayaa ku tilmaantay inuu ahaa weerar naxdin leh.