Gabadh Soomaaliyeed oo ay ugu baxdo guurka nin xaasas badan
Xaliima Muxumed oo ku nool dalka Britain ayaa 10 sano ka hor u safartay dalkeedii hooyo ee Soomaaliya si ay u guursato nin saddex xaas oo hore qaba. Heerkaas ayaa ka dumay oo way kala tageen ninkeedii hore, hadda waxay dib ugu laabatay Britain halkaas oo ay kaga faalooto guurka xaasaska badan.
Halkan ka daawo sheekadeeda.