Daawo nolosha Soomaalida Koonfur Afrika

Qoraalka Muuqaalka, Daawo nolosha Soomaalid Koonfur Afrika

Telefishinka BBC Soomaali ayaa maalin la qaatay qoys Soomaali ah oo ku sugan Koonfur Afrika si aan ugu kuurgallno nolosha ay ku haystaan dal uu ka jiro dareen ajaaniib nacayb ah.