Nin indho la' oo haddana guursaday in kabadan 20 xaas
Dhageyste weligaa ma maqashay nin indhool ah oo haddana guursaday in kabadan 20 xaas. Waa arrin cajiib ah.
Axmed Xassan Warsame oo ah nin indho la' kuna nool magaalada Muqdisho ayaa arrintan uga warramay weriyaha BBC-da Cabdirisaaq Xaaji Catoosh.