Daawo: Soomaalidii ku dhaawacantay weerarkii doonta Yemen

Qoraalka Muuqaalka, Daawo: Soomaalidii ku dhaawacantay weerarkii doonta Yemen oo hadlay

Dadkii ka badbaaday duqeyntii xeebaha Yemen oo la geeyay cisbitaal ku yaalla dalkaasi. waxayna ka warbixinayaan sidii ay wax u dhaceen.