Daawo: Farmaajo oo ka hadlay booqashada Boris

Qoraalka Muuqaalka, Wasiirka Arrimaha Dibadda ee UK oo Muqdisho booqday

Wasiirka Arrimaha Dibedda ee Britain Boris Johnson ayaa maanta magaalada Muqdisho ku tagay booqasho aan horay loo sii shaacinin. Waa booqashadii ugu horaysay ee uu ku tago Soomaaliya tan iyo markii uu xilka la wareegay. Mr Johnson ayaa wadahadallo la qaatay madaxweyne Maxamed Cabdullahi Farmaajo.