You’re viewing a text-only version of this website that uses less data. View the main version of the website including all images and videos.
BBC-da oo u kuurgashay abaarta ka jirta Nugaal
Abaaraha ka jira guud ahaan Soomaaliya ayaa lagu soo waramayaa in ay saameyn ba'an ku hayaan duunyada iyo dadka,
Saameynta ugu ba'an waxay abaarta u gaysatay dadka reer guuraaga ah ee nolashoodu ku tiirsan tahay xoolaha.
Haddaba dhawaan koox weriyeyaal ah oo ka tirsan BBC ayaa waxa ay booqdeen qaybo ka mid ah gobolka Nuugaal ee Puntland si ay u soo eegaan xaaladda abaarta.
Waxaana weriyeyaashaasi ka mid ahaa Xasan Cali Geele, warbixintan ayuuna nooga diyaariyay.