DAAWO: Guusha Farmaajo oo si weyn loo soo dhoweeyay

Qoraalka Muuqaalka, DAAWO: Guusha Farmaajo oo si weyn loo soo dhoweeyay

Meelaha sida weyn looga dabaaldegay waxaa ka mid ah xaafadda Islii ee Nairobi, halkaas oo ay isugu soo bexeen kumannaan qof.