Falanqeyn: Go'aanka Trump ee qaxootiga iyo sharciga lala tiigsaday

Qoraalka Codka, Falanqeyn: Go'aanka Trump ee qaxootiga iyo sharciga lala tiigsaday

Madaxweyne Trump ayaa difaacay go'aankiisa uu sida ku meelgaarka ah Mareykanka uga mamnuucay dadka ka safraya todobo dal oo Muslimiinta ku badan yihiin.

Donald Trump wuxuu saxafiyiinta u sheegay in shuruucda cusub si wanaagsan looga shaqeeyay.

Hadaba, illaa heer intee la eg ayey guuleysan karaan dadka sharciga la tiigsaday go'aanka Trump.

Cabdifitaax Nuur Ashkir oo ka faallooda arrimaha caalamul Islaami ayaa Axmed Xaji Xasan uga warramay.