Daawo: Qamriga oo dhibaato ku haya Koonfur Afrika

Qoraalka Muuqaalka, Qamriga oo dhibaato ku haya Koonfur Afrika

Dalka Koonfur Afrika ayaa ka mid ah waddamada khamriga aad looga cabo, waxaana dalkaasi laga cabaa khamri u dhigma laba jibaar inta caadi ahaan looga cabo waddamada la midka ah.

Dawlada Koonfur Afrika ayaa sheegaysa in dhaqaale gaaraya 270 milyan oo dollar ay kaga baxdo dhibaatada khamriga.

Waxay rabaan inay adkeeyaan sharciyada khamriga iyadoo xooga la saarayao dhalinyarada.

Fardowsa Maxamed ayaa soo jeedinaysa.