Berbera: Doon waday ku dhawaad 600 oo neef oo degtay

Qoraalka Codka, Doon xoolo waday 600 oo neef oo gadoontay

Wararka ka imanaya magaaladda Berbera ayaa sheegaya in doon siday in ku dhow lix boqol oo neef ay ku dagtay xeebaha dalka Cumaan.

Wariyaha BBCda ee magaaladda Hargeysa Ahmed Saciid Cigeh ayaa ka waramaya.