Daawo: Ilhaan Cumar oo ka hadashay dhaarinteeda

Qoraalka Muuqaalka, Daawo: Ilhaan Cumar oo ka hadashay dhaarinteeda

Ilhaan Cumar oo taariikh sameysay ka dib markii ay noqotay qofkii ugu horreeyay oo Soomaali ah oo xildhibaan ka noqdo dalka Maraykanka ayaa ku gacan seyrtay dad dhaliilay dhaarintii lagu dhaariyay kitaabka Qur'aanka. Halkan ka daawo.