Daawo wareysi aan la yeelanay Hodan Naaleyeh

Qoraalka Muuqaalka, Daawo wareysi aan la yeelanay Hodan Naaleyeh

Halkan ka daawo dadaaalka ay Hodan Naleyh ugu jirto inay qurbajoogta Soomaalidu barto nolosha iyo dhaqankooda. Waxay ku nooshahay dalka Canada, halkaasoo ay ka aasaastay maamulana ka tahay TV-ga 'Integration'