DAAWO: Gabar haraanti looga tuuray jaranjaro

Qoraalka Muuqaalka, DAAWO: Gabar haraanti looga tuuray jaranjaro

Booliska magaalada Berlin ee dalka Jarmalka waxay raadinayaan rag gabar haraanti uga tuuray jaranjaro. Kaamirada amniga ayaa duubtay raggan:

NB: Muuqaalkaa waxaa kujiro qeyb murugo leh