Filim ku saabsan Mo Faraax oo dhawaan soo baxaya
Maalinta Isniinta ee shanta bishan waxaa soo baxaya film documentray cusub oo la yiraa "MO FARAH: NO EASY MILE" oo ka hadlaya taariikhda orodyahanka ugu biladaha dahabka badan ee Britain. MO Faarax wuxuu ka hadlay oo lagu marti-qaaday barnaamij majaajilo ah oo ka baxa TV BBC-da waxaa daawaday oo warbixintan ku soo koobaya wariyahayaga Farxaan Maxamed Jimcaale.