Sawirada qaraxa suuq ku yaal Moqdisho

Ugu yaraan sagaal qof ayaa ku dhintay, tiro intaa kabadana way ku dhaawacmeen kadib markii gaari waxyaabaha qarxa laga soo buuxiyay uu ku dhex qarxay suuqa beerta degmada Waaberi ee magaalada Muqdisho.

Qaraxa waxa uu ka dhacay suuqa beerta ee degmada Waaberi
Qoraalka sawirka, Qaraxa waxa uu ka dhacay suuqa beerta ee degmada Waaberi
Qaraxa oo xilli mashquul ah dhacay
Qoraalka sawirka, Qaraxa ayaa dhacay xili uu aad mashquul u ahaa suuqa, isla markaana wadada dhex marta ay gawaari badani isticmaalaysay
Goobjooge ayaa BBC-da u sheegay uusan arag dhibaatadan oo kale
Qoraalka sawirka, Goobjooge ayaa BBC-da u sheegay inuusan arag dhibaatadan oo kale
Shaqaalaha gurmadka ayaa BBC-da u sheegay inay arkeen dhowr iyo toban dhimasho ah.
Qoraalka sawirka, Shaqaalaha gurmadka ayaa BBC-da u sheegay inay arkeen dhowr iyo toban dhimasho ah.
Qaraxa ayaa loo adeegsaday baabuur walxaha qarxa laga soo buuxiyay
Qoraalka sawirka, Qaraxa ayaa loo adeegsaday baabuur walxaha qarxa laga soo buuxiyay
Qaraxan ayaa ku soo beegmaya iyada oo qaybo badan oo Soomaaliya ah ka socoto doorasho.
Qoraalka sawirka, Qaraxan ayaa ku soo beegmaya iyada oo qaybo badan oo Soomaaliya ah ka socoto doorasho.