Trump oo lala cararay
Murashaxa madaxweyne-nimada Maraykanka ee xisbiga Jamhuuriga, Donald Trump, ayaa lala cararay isagoo khudbad ka jeedinayey magaalo ku taalla gobolka Nevada.
Ciidankii amnigiisa ilaalinayey ayaa la sheegay in ay ka shakiyeen in qof dadkii halkaa joogay ka mid ahaa uu qori haystay.
James Cook ayaa warbixintan ka diyaariyey, Maxamed Xaaji Xuseen (Shiine) ayaana soo jeedinaya.