Daawo: Soomaali kala taageersan Jamhuuriga iyo Dimuqraadiga
Waxaa dardar xoog leh yeesha ololaha doorashada ee dalka Mareykanka kaas oo ku sii dhowaanaya xilligii uu xirmi lahaa.
Hillary Clinton iyo Donald Trump waxay gobollada natiijada doorashada go'aanka ka gaaraya isugu soo bixiyeen taageerayaashooda.
Weriyaha BBC-da Maraykanka Maxamed Xaaji Xuseen Shine aayaa dood u qyebiyay qaar ka mid ah Soomaalida kala teegrsan labada musharrax.