Daawo: Sidey Muslimiinta u saameyneysay doorashada Maraykanka?
Bishan dalka Maraykanka waxaa ka dhacaysa doorasho, intii uu socday ololaha doorashada, qodobada aadka musharaxiinta uga hadlayeen waxaa ka mid ahaa diinta.
Haddaba sidee ayay diinta u saameyneysaa doorashadan ka dhici doonta Maraykanka.
Wariyaheen Maxamed Xaaji xuseen Shiine ayaa warbixin arrintaasi ku saabsan halkaa inooga soo diray.