Daawo: Taliyaaniga oo ka soo kabanayo dulgariikii Axaddii dhacay

Qoraalka Muuqaalka, Daawo: Taliyaaniga oo ka soo kabanayo dulgariikii Axaddii dhacay

Taliyaaniga ayaa ka soo kabanayo dhulgariir xoog leh oo Axaddii ku dhuftay meel aan ka fogayn gobolkii uu bishii Agoosto dhul gariir ku dilay ku dhawaad 300 oo qof.