Daawo: Maxaa midabka madow u yeelay idaha magaalada Qayirah, Ciraaq

Qoraalka Muuqaalka, Daawo: Maxaa midabka madow u yeelay idaha magaalada Qayirah, Ciraaq

Daawo magaalo ku taal Ciraaq oo markii ay Daacish ka baxday ay gubtay ceelashii shidaalka. Magaalada oo dhan waxaa qabsaday qiiq socday muddo bil ah oo xitaa idihii midabkooda u badalay madow.