Daawo: Dadkii ku dhaawacmay weerarkii Mandera

Qoraalka Muuqaalka, Daawo: Dadkii ku dhaawacmay weerarkii Mandera

"Qaraxa ayaa hoteelka dibadiisa igu tuuray. In ka badan seddax jeer ayaa la i toogtay. Qof dhintay ayaan iska dhigay''----Waa muqaal ku saabsan qaar ka mid ah dadkii ku dhaawcmay weerarkii xalay lagu qaaday Mandera