Daawo: Ciidammo ka socda AMISOM oo la geeyay Cadaado
Ciidammo ka tirsan AMISOM oo la geeyay magaalada Cadaado. Ujeedada ayaa lagu sheegay inay tahay inay ilaaliyaan amniga doorashooyiinka halkaasi ka dhici doona.