Waraysi: Maxay beesha caalamka ka qabtaa xulista Aqalka Sare

Qoraalka Codka, Waraysi: Maxay beesha caalamka ka qabtaa xulista Aqalka Sare

Beesha Caalamka ayaa walaac xooggan ka muujiyay in xubno lagu eedaynayo isla markaana ku lug lahaa colaado, falal-dembiyeedyo iyo argagixisnimo lagu soo daro Liisaska musharraxiinta Aqalka Sare ee Baarlamaanka.

Arrimahan waxaa BBC ay ka waraysatay Cabdirashid Xashi oo uga waramay Cabdiraxman Bidhaan walaaca beesha caalamka.