Daawo:Shiinaha oo dayax-gacmeed diray

Qoraalka Muuqaalka, Daawo:Shiinaha oo dayax-gacmeed diray

Shiinaha ayaa laba nin oo cirbixeeynno ah u diray hawada sare. Waxay qeyb ka tahay mashruuca uu Shiinuhu ku doonayo in lagu kobciyo kartidiisa sahaminta hawada sare.