Maamulka jubbaland ayaa ku amray xaasaska Al-shabaab inay isaga baxaan magaalada Kismaayo

Qoraalka Codka, Maamulka jubbaland ayaa ku amray xaasaska Al-shabaab inay isaga baxaan magaalada Kismaayo

Maamulka jubbaland ayaa ku amray xaasaska Al-shabaab inay isaga baxaan magaalada Kismaayo ee xarunta Maamulka Jubbaland.

Afhayeenka laamaha amniga ee maamulka Jubbaland, Axmed carab, oo maanta magaalada Kismaayo kula hadlay warbaahinta ayaa uga digay xaasaska dagaalyahannada Shabaab inay isaga baxaan magaalada ka hor inta aan lagu qaadin hawlgallo lagu ugaarsanayo.

Axmed Carab ayaa arrintaasi uga warramay Farxaan Maxamed Jimcaale.