Sawirro ku saabsan shirkii IGAD ee Muqdisho

Sawirrada shir madaxeedkii taarikhiga ahaa ee IGAD ay ku qabatay magaalada Muqdisho

IGAD
Qoraalka sawirka, Calamada dalalka IGAD ayaa lagu taxay madasha shirka
IGAD
Qoraalka sawirka, Uhuru Kenyatta oo markii uu garoonka Aadan Cadde ka soo dagay uibax ka guddoomay gabar yar oo oo qeyb ka ahayd soo dhaweynta madaxda.
IGAD
Qoraalka sawirka, Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh oo madasha shirka ku soo dhaweynaya dhigiisa Ugandha Yuweri Museveni
IGAD
Qoraalka sawirka, Uhuru Kenyatta, Xasan Sheekh iyo Hailemariam Desalegn oo ka qeyb galaya shir madaxeedkii IGAD ee Muqdisho lagu qabtay
IGAD
Qoraalka sawirka, Madaxweynayaasha Soomaaliya, Kenya iyo Ugandha oo sheekeysanaya kaddib shir madaxeedkii IGAD
IGAD
Qoraalka sawirka, Ra'iisal wasaaraha Itoobiya, Hailemariam Desalegn iyo madaxweyne Xasan Sheekh
IGAD
Qoraalka sawirka, Madaxweynaha Ugandha Yuweri Museveni iyo Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxammuud
IGAD
Qoraalka sawirka, Wasiirka arrimaha dibedda ee Soomaaliya Cabdisalaan Hadliye, dhigiisa Kenya Aamina Maxamed iyo xoghayaha IGAD Maxabuub Macalin
IGAD
Qoraalka sawirka, Wasiirada arrimaha dibedda ee Soomaaliya iyo Kenya Cabdisalaan Hadliye iyo Aamina Maxamed
IGAD

Xigashada Sawirka, BBC Sport

Qoraalka sawirka, Madaxweynaha Kenya, Uhuru Kenyatta, dhigiisa Soomaaliya Xasan Sheekh iyo Wasiirka arrimaha dibedda ee Kenya Aamina Maxamed
IGAD
Qoraalka sawirka, Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta iyo wasiirkiisa arrimaha dibedda, Aamina Maxamed