Sawirada: dadka qaxootiga ee Sugaya in dalkooda Soomaaliya lagu celiyo

Dad badan oo qaxooti Soomaali ah oo sugaya in Soomaaliya la geeyo ayaa waxa ay ku xayiran yihiin xeryo ku meelgaar ah kaddib markii Jubaland ay diiday qaxootiga noqonaya.

Dad Qaxooti ah oo sugaya in dib loogu celiyo Soomaaliya
Qoraalka sawirka, Dad Qaxooti ah oo sugaya in dib loogu celiyo Soomaaliya
Dadkaan waxaa saameeyay go'aan dhowaantan kasoo baxay maamulka Jubaland oo ay ku diideen qaxootiga
Qoraalka sawirka, Dadkaan waxaa saameeyay go'aan dhowaantan kasoo baxay maamulka Jubaland oo ay ku diideen qaxootiga
Kumannaan qof ayaa sugaya in Soomaaliya lagu celiyo
Qoraalka sawirka, Kumannaan qof ayaa sugaya in Soomaaliya lagu celiyo
Dadka waxay u badan yihiin caruur iyo dumar iskood isu diiwaan geliyay si ay Soomaaliya ugu noqdaan
Qoraalka sawirka, Dadka waxay u badan yihiin caruur iyo dumar iskood isu diiwaan geliyay si ay Soomaaliya ugu noqdaan
Kenya ayaa dhowaantan go'aan satay inay xireyso xeryaha qaxootiga ee Dhadhaab
Qoraalka sawirka, Kenya ayaa dhowaantan go'aan satay inay xireyso xeryaha qaxootiga ee Dhadhaab
Caruur ayaa ka mid ah dadka noqonaya kuwaas oo waxbarashadooda ka tagaya
Qoraalka sawirka, Caruur ayaa ka mid ah dadka noqonaya kuwaas oo waxbarashadooda ka tagaya
Dhadhaab waa xerada qaxootiga ugu weyn caalamka
Qoraalka sawirka, Dhadhaab waa xerada qaxootiga ugu weyn caalamka