Buug ka hadlaya arrimaha qoyska

Qoraalka Codka, Muna Maxamed Diirshe waxay qortay buugga Dumar iyo Dareen

Buuga Dumar iyo dareen waxaa qortay Muna Maxamed Diirshe, wuxuuna ka hadlayaa dareenka iyo jacaylka qoyska. Muna waxay buuggan diiradda ku saartay nolosha qoysaska Soomaalida.

Hadda waxaa iibsaday buugga madaxda Soomaalida qaar kamid ah. Cabdirisaaq Xaaji Catoosh oo waraystay ayaa ugu horayn weydiiyey bal waxa ay ka faa'iidday buuggan.