Puntland iyo sharciga saxaafadda
Golaha wasiirrada ee maamulka Puntland ayaa meel mariyay Xeerka saxaafadda oo qodobbada ku jiray wax laga beddelay, kaasoo muddo badan muran uu ka tagnaa.
Xeerkaas waxaa dhawaan la horgeyn doona Baarlamaanka Puntland oo ansixin doona. Haddaba ururka saxafiyiinta Puntland (MAP) sidee u arkayaa arrintan? Faysal Khaliif Barre waa guddoomiyaha ururkaas, Faarax Lamaane ayuuna u warramay.